Prof.Samatar oo isagaan ka bixin Xisbiga Kulmiye Urur Siyaasadeed Cusub kaga dhawaaqey Magaalada Hargeysa+Magaca Ururka

0
Prof Axmed Ismaaciil Samater, ayaa maanta Hargeysa kaga dhawaaqay urur siyaasadeed la yidhaahdo Hillaac.
Doorashadii ugu danbaysay ee Madaxtooyada waxa uu ka mid ahaa xubnihii sida wayn yga Olaleeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.