General Tafare Mamo Oo Hore Usoo Noqday Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Amxaarada Ayaa Geeri Iyo Nolol La Waayay Ilaa Maalintii Isniinta

0
General Tafare Mamo Oo Hore Usoo Noqday Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Amxaarada Ayaa Geeri Iyo Nolol La Waayay Ilaa Maalintii Isniinta Ee Bushu Ahayd 16ka Kadib Markii Uu Ka Baxay Gurigiisa Oo Kuyaala Magaalada Addis Ababa Goor Subaxa
 
Sarkaalkan oo Xilka Lag Qaaday Kadib Dagaalkii Tigreyga Iyo Amxaarada Ayaa lagu Eedeeyay Xiligii Dagaalkaasu Socday Gabood Fal iyo Inuu Dad Aan Waxba Galabsan Laayay.
Xaaska Generalka Tafare Mamo Oo Warbaahinta Amxaarada La Hadashay Ayaa Xaqiijisay Maqnaanshaha Generalka Iyadoo Sheegtayna Inay Uga Shakisantahay Inay Dawlada Itoobiya Ciidamadeeda Sirdoonka Ama Boolisku Afduub Uxidheen.
Geesta Kale Sarkaal Uhadlay Ciidanka Booliska Dawlada Federaalka Itoobiya aya warbahinta  u sheegay in aanay wax luga ku lahayn ogayna sarkaalka  la waayay waxanu beeniyay    Warka Ay Sheegtay Xaaska General Tafare Mamo.
General Tafare Mamo Ayaa Lagu Tilmaamaa Inuu Kamidyahay Saraakiisha Amxaarada Kuwa Ugu Cilmiga Sareeya Xaga Aqoonta Ciidanimo.
Wax Shaqo Ah Muu Haynin General Tafare Mamo Imika Waxaanu Iska Daganaa Magaalada Adiis Ababa Ee Caasimada Itoobiya.
xigasho BBC