Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay degmada Kaxda ee gobalka Banaadir,iyadoo wararku intaa ku darayaan in dhawaqa qaraxa si weyn looga maqlay qaybo ka mid ah magaalada.
Degmada kaxda ayaana saldhiga booliiska qarax wayn lal beegsaday wararka qaarna waxay sheegayan rasaas badan kadib in kooxda weerarka gaysatay ay gudaha ugaleen saldhigaasi booliiska ee degmada kaxda, sidoo kale degmada cusub ee daaraslaam aya iyana weeraro qaraxyo culus ahi ka dhaceen,
khasaarha ayaan ay sheegeen masuuliyiinta labadaa degmo in dhimashana jirto dhawacna jiro laakiin tirada saxda ah ma xaqiijin karno ayay yidhaahadeen