Ninkii sheegtay saladanada habar Awal waa in la xidhaa, xaalna waxanu ka doonaynaa beesha sacad muuse, Qalinkii Xaaji Cabdi jaamac Aadan

0

Hadii Walaalnimo La Doonayo Beesha Sacad Muuse Ee Aan Walaaha Nahay Waxaanu Uga Fadhinaa Hadaanu Ciise Muuse Nahay Xaal Iyo Raali Galin Ay Naga Siiyaan Sandalada Guud Ee Subeer Awal Ee Ilaa 2016Kii Ay Hagardaamada Caga Juglayta Iyo Meel Ka Dhaca Ku Hayaan Xaalkaa Ama Madaxwaynaha Hanooga Keenaan Ama Sulaadiinta Cuqaasha Iyo Wax Garadka Sacad Muuse Hanooga Keenaane Waanu Uga Fadhinaa Gafkaa Suldaanka Subeer Awal Lagula Kacay Xaal Marantiisa,

Waxa Kaloo Aanu Uga Fadhinaa Inay Soo Xidhaan Ninkii Sheegtay Suldaanka Subeer Awal Lagana Qoro Inaanu Dib U Sheegan Karin, 

Suldaan xasan Maaha Wasiir Agaasime Guud Maareeye  Madaxwayne Magaacabay Ridina Karo Waa Suldaankii Guud Ee Beelaha Subeer Awal Waa Lama Taabtaan,

Arinkanai waa yaabkii ugu waynaa ee ee beelahan subeer awal soomara qarniyo ,waxase la iswaydiinayaa saladnadaha  waweyn ee soomali leedahay kama dhcdo tan oo kale oo waa qariib,

hadaba waxan usoo  jeedinaya guurtidaa reer subeer awal ee teetal kasta leh ee arinkaa manta ukacday inay xadhko adag ku xidhaan si anay tan oo kale mar danbe usoo noqon oo xeer adag laga dhigaa,

ugu danbayn waxan ka codsanaya Suldanka guud ee Subeer Awal suldan xasan iyo Suldaanka kusimaha uhaya Saladanada guud ee ciise muuse Suldan maxamuud Axmed Sheekh in ay ku dhawaaqan shirwaynaha ciise muuse,

WABILAAHI tawfiiq ilaahow siduu khayrku kujiro na garansii

Xaaji Cabdi jaamac Aadan