Wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa qoraal ay kazoo saartay ku shaacisay magacyada masuuliyiinta ufadhiyi doona xafiiskeeda caasimada hargaysa oo dhawaan la furi doono.
Arintan ay dawlada Kenya kusoo magacowday wakiilka ufadhiyi doona Somaliland ayaa daba socotay heshiishkii ay maaxwaynaha Somaliland iyo madaxwaynaha Kenya ku kala sexeexdeen magaalada nariobi.