Dawlada hoose ee degmedda Berbera waxay baahinaysaa Qandaraasyo dhismayaal ka mid ah mashruuca Hormarinta Berbera

0
Dawlada hoose ee degmedda Berbera waxay baahinaysaa Qandaraasyo dhismayaal ka mid ah mashruuca Hormarinta Berbera gaar ahaa qaybta hormarinta Xeebta Batalaale oo ay maalgalinayso Midawga Yurub isla markaana ay wada fulinayaan dawlada hoose iyo haayada UNHABITAT.
Shirkadaha danaynaya mashaariicdan waxay documents ka helayaan xafiiska iibka iyo qandaraasyada laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21 April,2021 4 ilaa shanta galabnimo.