Madaxwaynaha maamulka Tiraya Debretsion Gebremichael oo baaq u Dirtay Beesha caalamka,

0

Madaxwaynaha ismaamulka Tiray ee dalka Ethiopia Debretsion Gebremichael ayaa iasgoo ka hadlaaya TV Maxlia ah ee Maqale caasimada Tigray wuxuu sheegay in Ciidamada Fedaraalku Duqaynayaaan dadkii Rayidka ahaa ee magaalooyinka ku noolaa, waxaanu intaa ku daray in oo uu baaq u drtay beesha caalamka khaasatan midowga yurub waxaanu dalbaday in wadahadal la furo,

madaxwaynaha tigray isaoo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi waanu isdifaacaynaa