Raysal wasaarha Ethiopia aya sheegay in lagama maarman ay tahey in dagaal lau qaado gobolka tigre maadaama ay dheaha ka furaysteen xal kasta oo nabadeed oo la aadhi lahaa ,
Raysal wasaare apy ayaana sheeay in dalka ethiopia aanu u bu buri karin fikrka aay aamin san yihiin hoaanka tigraygu,,
wararka madax banaan ee la hellayo ayaan sheeaya in dhamaan isaadhiintii Internetka iyo khadkii teloofanadaba laga jarey gbolka tigtey ee Ethiopia, sidoo kalena degaamo kamida waxaa ka socda dagalo goos goos ah