Deg Deg, Gudoomiyaha Xisbiga Wadani o Kahadlay Labadii Xubnood e La Ansaxiyay maamnta,

0

Cabdiraxmaan Cirro @CirroSL

Waxa aan ku bogaadinayaa golaha wakiilada ee JSL ansixinta labada xubnood ee Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI & UCID u soo xuleen in ay ka mid noqdaan Komishinka Doorashooyinka Qaranka KDQ si loo bilaabo howlihii geedi-socodka doorashada golaha wakiilada & golayaasha deegaanka.