Xukuumad Somaliland Oo Sheegay In 19 Qof Ee Laga Helay Coronavirus, Lix Ka Kamid Ahi Ay Ka Yimaadeen Dalka Jabuuti.

0

Wasaarada Caafimaadka somaliland ayaa warbixinteedii maalin la ahayd ku shaacisay 19 qof oo cusub oo laga helay xanuunka coronavirus, halka ay laba qofna ugeeriyoodeen xanuunkaasi.