Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo kamid Ah Siyaasiyiinta Rug Cadaagaha ah Ee Somaliland Kana tirsan Masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay sida kaliya ee Somaliland ku waajihi karto wadahadalada somaliland iyo Somaliya
Sidoo kale Prof Ismaaciil Bubaa ayaa soo dhaweeyay dhawaaqii Madaxdhameedka somaliland qaarkood ee in lagu daro wadahadalka isagoo sheegay in yihiin bulshada qaybihii ugu muhiimsanaa
Dhanka kale Prof Buubaa ayaa sheegay intii ka danbaysay kulankii madaxwayne bixi iyo farmaajo ee itoobiya in ay leeyihiin wada xidhiidh toos ah