Itoobiya Oo Xaalad Deg Deg Ah La Galiyey

0

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa daqiiqada ka hor ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo ku aadan halista Coronavirus.

Kiisaska cudurka ayaa hadda maraya 52, iyada oo ay laba qof u dhimatay Coronavirus.