Wasaaraha Dalka Itoobiya Abby Axmed Ayaa Umagacaabay Wasiir Buuxa Haweenaydii Maareeyaha guud ka ahayd Telefishanka Nabad TV Wasiir Buuxa Marwo Filsan Cabdillahi Axmed.
Marwo Filsan Abdullahi Ahmed, ayaa loo magacaabay wasiiradda wasaaradda: Arrimaha Haweenka, Dhalinyarada iyo Carruurta ee dalka Ethiopia.
Waa magacaabistii kowaad ee ugu horeysay dalka Ethiopia, inay haweeney Somaliyeed ka dhigto wasiir buuxa.