Shirkada Telesom Oo Bogaadisay Mooshinka Golaha Wakiiladu Ku laaleen Kootadii Xeerka Isgaadhsiinta!

0

Shirkada Isgaadhinsiinta Casriga ah  ee Telesom soo dhaweysay golaha wakiilada oo waxka badal ku sameeyay xeerka isgaadhsiinta oo hore goluhu kooto ugu xidhy shirkad gaar.