

Muj Ibraahim Xuseen dhagawayne oo kamid haa saraakiishii ururkii snm ayaa casuumad sharaf ku maamuusay Cumar Salaad oo dawladii siyaad bare badhasaab ka ahaa gobolkii waqooyi galbeed Islamarkaana qayb wayn ku lahaa halgankii gacan wayna siinjiray Snm.
