Warkan Sheegaya in u farmaajo Imanaya hargaysa waa war laga naxo,
Qudbadiisii shalay waxay ahayd ahayd Tiiq Tiiqsi Mar kaliya Afkiisa muusoo marin Somaliland,
hadad Akhrido Buugiisa u Qoraya markii jaamacad ka Diyaarinayay Shahaadada Master ka wuxuu ku qoray Sadex Qolo o Soomaali ahi waa Cunsiriyiin Gumaystaha La Shaqaynayay, dawladii Soomaaliyana Iyaga Riday
Isaaq+ majeerteen+ Mudule