Qoraal Lasoo baxay safarada USA xamar o kala reebay labo dal o afrikada bari ah o u awal isku ladhi jiray

0

Dawlada Mareykanka oo dawlada fadaraalka Somaliya iyo maamul goboleedada xubnaha ka ah ee shanta ku boorisay in dib u cusboonaysiiyaan wada shaqeyntooda iyo iskaashigooda.

Qoraalkan kasoo baxay xafiiska safaarada mareykanku ku leedahay muqdisho ayaa muujinaya in meesha laga saarey in Somaliland Soomaaliya qeyb katahay.

United States has continued outreach efforts to the Federal Government and all the Presidents of the five Member States”

“Mareykanka wuxuu sii wadayaa dadaalkiisa wacyigalinta ee Dowladda Federaalka iyo dhammaan Madaxweynayaasha shanta dowladood ee xubnaha ka ah “.
Puntland , Jubaland , Hirshabeele , Koonfur galbeed ,Galmudug.