Xoghayihii Arimaha gudaha e Xisbiga Mucaardka ah e UCID o mudo labaatan casho ah u xidhnaa xukuumada somalilan ayaa saaka dib u hellay Xoriyadiisii,
Xoghayae ramaax ayaa muadadaa u xidhnaa waxa adag si uga hadlay xadhigiisa sharci darna ku tilmaamay madaxda xisbiyada mucaardka ah iyo waxgardka somaliland, odayaasha iyo siyaasiyiinta degaamada uu kasoo jeedo siyaasi ramax,
Siyaasi ramaax ayaa maalintii shalay ahayd maxkamad la horkeenay dhegaysi kadibna dib aya loo Celiyay,
Gudoomyaha Xisbiga UCID faysal Cali warabe ayaa Wararku Sheegayaan in u Madaxawynaha Culays ku Saaray in Lasii daayo Xoghayae ramaa cali hayste, Inakstoo sida xogta lagu hayo rag miisaan cculus leh o kasoo jeeda degaanak siyaasi ramaaxna ay arinka galeen dhorjeer