Sidoo kale xildhibaan xasan shahar ayaa gudoomiye faysal ku eedeeyay in aanu waligii bixinin cashuurta ku waajibtay gurigiisa islamarkaana aanu dhaliili Karin golaha deegaanka cid aan dhaamin,
Dhanka kale xildhibaan xasan ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay udiyaar garaaboon furashada ururada siyaasada .