Deg Deg, Maamulka Sare e Dekada Berbera o Amaro dul dhigay Doonyaha iyo maraakiibta qada Xoolaha gaar ahaan kuwa ka yimaada dalka Yemen,
Qoraal amara ah o Digniin aha ayaaa kasoo baxday xafiiska Harboutmaster ka Kabtan Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil waxanay u qornayd sidan
Iyadoo la Tixraacayo lana fulinayo amarada ama shuruucda caalamiga ah e ku gadaman badaha iyo dekadaha oo ah in markab ama doon aan sidan port claerance ayna soo gali karin dekadaha, isla markaana anagoo eegayna xaalada amaan e ku wajahan bada khaliijka adan gaar ahaan dalka yemen iyo gobolka aynu ku nool nahayba
Xafiiska waaxda Bada e Dekada Berbera wuxuu Amar ku Bixinayaa inaa Loo ogalaan Doon ama Markab aan sidan Port Clearance ay kusoo xidhato dekada berbera,
Xayiraadani waxay toos u khusaysaa doonayah ama maraakiibta ka yomaada yemen, o amaankooda shaki wayni ka jiro,
Amarkani wuxuu hirgalayaa malinta sabtida aha e bishu tahay 11/1/2020
Maamulka Dekada ayaa intaasi ku daray in ay cadaynayaan in Ganasatada ay hore ugu sheegeen lana socodsiiyeen xayiraadan
Qoraalkan ayaa waxaa ku saxeexan o xafiiskiisa ay kasoo baxday Kabtan Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil
Berbera Port Harboutmaster