Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Isku shaandhayn Ku Sameeyay Agaasimo Waxeedyada Wasaaradaha+Amar Uu Faray Wasiiradda
Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada ayaa markii ugu horaysay soo saaray wareegto uu isku badal kusameeyay agaasimo waxeedyada wasaarada qaar
Sidoo kale gudoomiye farxaan ayaa amar dul dhigay wasiirada ay khusayso isku shaandhaynta uu ku sameeyay agaasimo waxeedyada wasaaradaha.
