Wararka War Deg Deg ah; Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Isna Hada Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay By yasin jamac - November 17, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xoghayaha guud ee xisbiga wadani Mr Khadar ayaa hada xukuumada xabsiga utaxaabtay iyagoo noqonaya masuulkii labaad ee xisbiga wadani ee hal saac gudihii ciidamada booliska xidhaan.