Wasiirka Warfaafinta Oo Maalintii Labaad Kooram La,aan Loo Ansixin Waayay Iyo Tirada Xildhibaano Loo Ganaaxay Dartii!

0

Wasiirka warfaafinta somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maalintii labaad kooram la,aan golaha wakiilada ah ay ubaaqatay ansixintiisu

Sidookale gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa afar xildhibaan oo golaha katirsan u ganaaxay olole ay ka galeen in la ansixiyo wasiirka warfaafinta