Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Cabdillahi Dheere Oo Xisbiyada Somaliland Ku Tilmaamay Kuwo Reero Gaari Leeyihiin Iyo Baaq Uu Udiray Siyaasiyiinta Gobolka Awdal Kasoo Jeeda

0

Wasiirkii Hore ee waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane Ayaa Ugu Baaqay Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Ee Ku Jira Xisbiyada Siyaasada Somaliland Inay Iskaga Baxaan Xisbiyadaasi,waxaanuu Ka dhawaajiyay Inaanay Jirin Wax Xisbi Layidhaa Oo Ka Jira Somaliland