Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi ayaa Maalinta Beri ah dhagax dhigi doona dhismaha Waddada Berbera Corridor oo muddo badan dhagaha shacabka kusoo noqnoqoneysay Waxaana dhagax dhigas kala qeyb qaadan doonan Masuuliyiin ka kala socvda Wadamada Itoobiya Iyo Imaaraatka Carabta oo Shirkada DP World Qeyb Katahay.
Munaasibada Dhagax dhiga oo ka dhici doono Duleedka kantaroolka Halaya Ee Bariga Casimada Somaliland Ee Hargeysa Ayaa waxa kusoo qulqulaya wufuud balaadhan oo ka kala socda Dawladaha Ethiopia, Kenya, U.A.E, Ismaamulka Somalida Ethiopia uu hogaaminayo Madaxweynaha Kililka Somalida Mustafe Cagjar Eu-da, IGAD iyo Shirkada DPWorld Ee maamusha Dekadda Berbera.
Goobtii dhax dhiga laga Samayn lahaa ayaa la diyaariytay waxaana maalmahanba ka shaqaynaayay qalab lagu xaadhaayay goobta Wadadu ka bilaabi doonta sida la sheegay ama ka muuqata Sawiradan.