Hargaysa,Biyo Guure Newd Deg Deg war Koox saraakiil sare ah oo kaSocda hanti Dhorka guud ee qaranka somaliland ayaa fiid Cawlkii galay wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Xarunteeda Hargaysa ,waxaanay markiiba Qufulo ku Dhufteen waaxyahah xafiisyada ugu Muhiimsan wasaaradaasi sida xafiiska mamulka Tv Qaranka iyo Kuwa Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka
Wasaarada warfaafinta Somalilan ayaa mudoomyinkii ugu danbeeyay saraakiil sare oo hore uga shaqayn jiray waxaay sheegeen in musuq maasuq wayni kajiro maamulka iyo sisabadka wasaaradaaasi,
hanti dhowrka guud ee qaranka somaliland ayaa mudooyinkii danbe bilaabay shaqo aay badhitaano kadis ah ku samaynayaan wsaaradha dawlada somaliland iyo wakaaladaha madaxa banan, waxaan ala filaya in arinakni hoos u dhigi doono musuq maasuq la caadaystay