Shirkii Kulan Global 4 e Beelaha Ciise Muuse Qurba Joogtoodu ku yeesheen London Kaas o Socday Mudo labo casho ah waxa Kasoo baxay 8 qodab o muhiima

0

Shirkii Kulan Global 4 e Beelaha Ciise Muuse Qurba Joogtoodu ku yeesheen London Kaas o Socday Mudo labo casho ah waxa Kasoo baxay 8 qodab o muhiima , Shirkan waxa kasoo qaybgalay tiro ku dhow 300 o qof ahna labeentii iyo waxgardakii beelaha ciise muuse e deha gobalada saaxil+ Togdheer+ Maroodi Jeex iyo Dad Madheedh