Ceeri Gaabo, [Biyo Guurenews]Gaadhi Noociisu yahay Lankuruzer ayaa galabta dablay hubaysani ku dhacday ceel cade o shan km bari ka xiga ย magaalada ceeri gaabo
Darawalkii baaburkan ย Ayaanle cali Qodax ย o khadka Telofanka ugu warmay warbaahinta ayaa ย xaqiijiyay in ragaasi hubaysani ay kaxaysteen ย gaadhigiisii,
Darawalka aya sheegay in ragani aany meel dheer ka imanin laakiin ay degaanka tuulada ahayeen ย maanta ย oo dhana ย ay la joogeen,
waxaanu intaa ku daray in uu u shaqaynayay ย Hay,ada Care International oo degaamada ย dadkii dhibaatooyinka abarahu haleeleeen u qaybinaysya lacag, xiligaana ย gaadhigiisa o kaliya u sugnaa ย goobta,
Darawalka ย cali qodax aya intaa kusii daray in ay markiiba ย warkooda gadhsiiyeen ciidamada amaanka iyo masuuliyiinta gobolka sanaag