Deg Deg, Safiirka Somaliland U fadhiya dalka Imaaradka carabta oo ka jawaabay Bedelka  Lagu sameeyay safiir Nimadiisii dalka Imaaraadka,

0

Deg Deg, Safiirka Somaliland U fadhiya dalka Imaaradka carabta oo Khadka Teloofanka  kaga jawaabay Bedelka  Lagu sameeyay safiir Nimadiisii dalka Imaaraadka Carabta, Qoraal Wareegto Madaxwayne oo mardhawayd Kasoo baxday madaxtooyada Somaliland

Safiir Baashe cawil oo Iminka la hadlay  Qar kamida warbahinta Xorta Ah  Ayaa daboolka ka qaady In uu  Aqbalayo Bedelka Lagu sameeyay,

Safiir Baashe Ayaa Sidoo kale Wuxuu Yidhi, Raga Ka hadlaya In Dekada Berbera Lagu Aasay Sun waxay la Mid Yihiin Argagaxisada caalamka Sidoo kale Wuxuu Sheegay in raga ku Andacoonaya in aan Dekad Cusub aanay Dhisaynin Dp World aay lamid Yihiin Argagaxisada Caalamku la dagaalamayo,