Qoraal Heshiis Lagu Wareejiyay Xaruntii kaluumaysiga Berbera iyo Wasiirka kaluumaysiga Oo ka Jawaabay

0

Xaruntii Wasaarada Kaluumaysiga Ee Berbera Oo Lagu wareejiyayay Shirkad Gaar Loo Leeyahay, ย  ย Bishii Oktoobar Ee Sanadkan ย Ayuu Heshiiskani Dhexmaray wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga ย iyo Shirkada Magaceedu Yahay Fishing Alliance Group,

Heshiiskan Oo Aanu Wax Ka waydiinay Wasiirka wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac ย Guure Ayaa Iska Fogeeyay Oo Sheegay In Aanu Heshiiska Galin EE UU Yahay Been Abuur, Waxaana Lagusoo Beegayaa Ayuu Yidhi Xili Aan Xilka Wareejinyo ,

Qoraalka Heshiiskan Ayaa U Dhignaa Sidan