Home Wararka Page 92

Wararka

Gudoomiyaha xisbiga wadani oo siwayn loogusoo dhaweeyay Berbera

0
https://youtu.be/fE4kVbVKimo

Trump oo mar kale weeraray Ilhaan Cumar isaga oo qof kale u dan lahaa

0
Intii lagu guda jiray khudbad uu Sabtidii ka jeediyay ololahiisa doorashada ee magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota, musharraxa xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump...

Dawlada Jabuuti oo mar kale maxkamadi ku xukuntay inay bixiyan 200 oo milyan oo...

0
Maxkamad ku taalla Maraykanka ayaa waxay amartay in la dhaqan galiyo 200 oo Malyan oo Doollar oo lagu xukumay in ay dawladda Jabuuti siiso...

Lubnaan oo wadnaha farta lagu hayo iyo Israa’iil oo isku diyaarinaysa ‘Jawaab milatari oo...

0
Golaha wasiirada amniga Israa’iil ayaa u fasaxay ra'iisul wasaaraha Benjamin Netanyahu iyo wasiirkiisa gaashaandhigga inay go'aan ka gaaraan "waqtiga iyo qaabka looga jawaabayo" si...

19 qof oo ku dhintay shil doon oo ka dhacay Itoobiya

0
Ugu yaraan 19 qof ayaa la xaqiijiyay in dhinteen kaddib marki ay dooni ay la socdeen ku degtay webi ku yaalla gobolka Amxaarada ee...

Mareykanka oo ka cabsi qaba in xiisadda Israa’iil iyo Lubnaan ay ku baahdo gobolka

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Israa'iil ay xaq u leedahay in ay is difaacdo, xilli raysal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu soo gaabiyay safar...

Wararkii ugu danbeeyay