Trump oo Kim ugu baaqay inuu hubkiisa Niyuukilarka soo wareejiyo
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Kim Jong un warqad u diray isaga oo ugu baaqay inuu hubka Niyuukilarka uu dalkiisu leeyahay...
Deg Deg war Madaxawyanha somaliland oo hada sameeyaay isku shandhayn galafatay wasiiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno...
Baarlamaanka UK Oo Ka Horyimid Heshiiska Raysal Wasaare May Ee Ka Bixida Midawga Yurub...
Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa ka horyimid heshiiska ay raysal wasaare Theresa May ku doonayso inay kaga baxaan midawga Yurub.
Xildhibaanada baarlamaanka Ingiriiska ayaa aqlabiyadoodu isku...

























