Maxay tahay sababta ay gabadhan Soomaaliyeed ku mutaysatay abaalmarinta FBI-da?
Deeqo Jibriil oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid noqotay 57 qof oo abaalmarin lagu guddoonsiiyey munaasabad lagu qabatay xarunta weyn ee FBI...
Muhaajiriin Ku Geeriyootay Badda Turkiga
Ugu yaraan 7 qof oo ay ku jireen 5 carruur ah ayaa geeriyootay, kadib, markii ay doonidii ay la socdeen shalay ku degtay meel...
Dawlada Ingiriiska Oo Talooyin U Soo Dirtay Hogaamiyeyaasha Sadexda Xisbi Ee Somaliland
Wasiirru dawlaha Arrimaha dibaddaHarriett Baldwin ayaa ugu baaqday saddexda xisbi qaran ee Somaliland inay muujiyaan isu tanaasulid lagama maarmaan ah si loo xaqiijiyo inay...
Madaxweynaha Vietnam oo la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay
Hogaamiyaha dalka Vietnam ayaanan lagu arkin meel fagaara ah ku dhowaad seddex isbuuc, taas oo keentay in walaac laga muujiyo xaaladiisa caafimaad.
Madaxweyne Nguyen Phu...
Dire Dawa ,Isku Soobax aay ka qaybgaleen boqolkun oo qof oo lagu soo...
Kumanaan kun oo qof ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay socod dibad bax ah ku mareen jidadka magaalada Dire Dawa (Dirdhabe) iyo dhowr...

























