Maxaan ka naqaannaa Mufti Xaaji Cumar Idriis, wadaadka ay geeridiisu gilgishay Itoobiya?
Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ku geeriyooday Mufti Xaaji Cumar Idiriis oo ahaa madaxweynihii hore ee golaha Arrimaha Islaamaka Itoobiya, islamrkaana...
Xuska Maalinta Shuhadad SNM oo lagu qabtey Berbera
https://youtu.be/--K4reeWKsk
Suldan Jimcaale Oo Xoriyadii Dib U Helay Kana Hadlay Sababti Xadhigiisa
https://youtu.be/Adtit4a58D8?t=52
Waa kuma Raila Odinga, hoggaamiyihii mucaaradka Kenya ee geeriyooday?
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya isaga oo ay da'diisu tahay 80 sano.
Raila ayaa geeriyooday xilli lagu...
Markabka Mac London oo sida saliida Cuntada oo qaydhin uu 48 saacadood e danbeeyay...
https://youtu.be/Eu4bjLZI8nI
Madaxweynaha Somaliland oo Safar Shaqo ku Tegay Dalka Itoobiya
https://youtu.be/R-NNenU565E?t=21
.La heyste la sii daayay oo farxad la qeybsaday xaaskiisa
La heyste la sii daayay oo farxad la qeybsaday xaaskiisa
Omri Miran, oo 48 jir ah, ayaa sawir laga qaaday isagoo la midoobay xaaskiisa...
Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Itoobiya
Dhul gariir lagu qiyaasay ilaa 5.6 ah cabirka dhul-gariirda lagu qiyaaso ayaa laga soo sheegay magaalooyin ka tirsan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya....
Trump oo ballanqaaday in “lacag badan” lagu bixin doono dib u dhiska Qasa
Trump oo ballanqaaday in “lacag badan” lagu bixin doono dib u dhiska Qasa
Madaxweyne Trump ayaa isagoo khadka taleefoonka kula hadlay Sean Hannity oo...
Qaar ka mid ah Falastiiniyiinta aadka loo yaqaano ee ku jira xabsiyada Israa’iil
Sida uu dhigayo qorshaha nabadda ee Trump, marka dhammaan la haystayaasha la sii daayo, Israa’iil waxay sii deyn doontaa 250 falastiiniyiin ah oo...






















