DEG DEG Xildhibaan Shaadh oo Galka seefta ka saaray si Adagna uga hadlay Masuuliyiinta...
https://youtu.be/GfipDzUM6nY?t=52
Tahriibayal laga qaaday lacag 5000 ilaa 7000 kun oo doolar si cagaha usaran Faransiiska...
Dhammaadkii sanadkii hore ayay si rasmi ah kooxo muqalisiin ah u bilaabeen in dadka ka iibiyaan wax ay ugu yeereen 'leeman buufis ah ama...
BERBERA Qaxooti tayay kudanbayndoonaan Kuawa Dagaalka ku baqay, Suldaan maxamed Axmed Ismacil
https://youtu.be/tmFvmXp60AU
Maxay uxaniban tahay lacagta xamaaliinta Dekada Berbera markabkii qamadiga ee 45 casho kahor tagey
Xamaaliinta Dekeda Berbera oo Lacag Uga Xaniban Tahay Waraaq Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Shirkada Dp World Ka Sugeyso.
Geelayaasha ka xamaasha Dekada Berbera ayaa cabashadoodu...
Anagu Sawir Iyo Muqaalo Umaanu Tagin”Madaxwayne Ciro Iyo Wafdigiisi Oo Dalka Ku Soo Noqday
https://youtu.be/GYKagefvcGw?t=177
Trump oo doonaya in xabsi muhaajiriin laga sameeyo Guantanamo
Washington —Â
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu saxiixi doono digreeto madaxweyne oo hay'adaha difaaca iyo amniga gudaha ee maamulkiisa ku amraysa...
Ninkii gubay kitaabka quraanka oo toogasho lagu dilay
Ninkii sababta u ahaa inay dhacaan banaanbaxyo rabshado wata ka dib marki uu gubay kitaabka quraanka ayaa toogasho lagu dilay dalka Sweden, sida ay...
Dhalinyaro la sheegay inay Soomaali ka mid yihiin oo kunteenar laga dhex helay gudaha...
Sagaal qof oo la sheegay in qaar Soomaali yihiin ayaa laga dhex helay kunteenar badeecooyin ay ku raran yihiin dekadda Rosslare Europort ee dalka...
Maxaa Soomaaliya looga reebay dalalka Afrika ee loo fududeeyay dal ku galka Kenya?
Kenya waxay u oggolaan doontaa muwaadiniinta ku dhawaad ​​dhammaan dalalka Afrika inay booqdaan iyaga oo aan u baahnayn oggolaansho hordhac ah, sida ku cad...
Bulshada Muslimiinta ah ee aan soomin salaadahana aan tukan
Markii uu gabbalku dumo Mbacke Kadior, oo ah tuulo ku taal bartamaha Senegal, ayaa waxa hawada buux dhaafiyo oo is qabsada digriga cibaadaystayaasha Muslimiinta...
























