Mareykanka oo soo riday diyaarad uu leeyahay kadib markii uu uga shakiyay Xuutiyiinta Yemen
Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa lagu soo riday badda cas, kadib markii uu si kama ah u toogtay" Markab Mareykanku leeyahay",...
Macron oo sheegay inuu teegrayo in Itoobiya ay hesho marin badeed
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo hal maalin qaadatay oo uu ku tagay dalka Itoobiya.
Markii uu Macron gaaray dalka...
Maayir ku xigeenka Degmada Gabiley ayaa sheegay in uu aqbalay go’aankii ka soo baxay...
https://youtu.be/z-VK3iTMCZE?t=72
Mareykanka: 270,000 oo qof oo la tarxiilay sanadkan
WASHINGTON —Â
Hay'adda Socdaalka iyo Kastamyada Mareykanka ayaa in ka badan 270,000 oo qof u tarxiilay 192 waddan muddo 12 bilood ah, taasoo ah tiradii...
Xuutiyiinta Yemen oo lagu eedeeyay inay geystaan jirdil iyo cadaais
Daraasad ay sameysay xarun cilmi baaris ah oo fadhigeedu yahay magaalada New York ayaa ku eedeysay dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen in ay isticmaalaan jirdil iyo...
Dawladda Malaysia oo ogolaatay in dib loo bilaabo baaritaanka diyaaraddii la waayay toban sano...
Dawladda Malaysia ayaa sheegtay in ay mabda ahaan ogolaatay in dib loo bilaabo baaritaanka diyaaraddii rakaab ee la waayay 10 sano kahor.
Duulimaadkii diyaaradda Malaysia...
Wasiir Xigeenkii Hore Amniga Oo Reer Saaxila Ayaa La Hadlay Wasiirka Amniga Oo Ay...
https://youtu.be/-Y_psy9oCgE?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=49
Ciidanka Qaranka Oo Gadiid Dagalaa Iyo Maxabiis Ku Qabtay Dagaalkii Degaanka Dhuur Madare Ee...
https://youtu.be/8So_cZ9BsUc?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=3
Meydad laga helay xabaal-wadareedyo ku yaala dalka Suuriya
Meydad laga helay xabaal-wadareedyo ku yaala dalka Suuriya
Xogta laga hayo markabka kalluumaysiga ee burcad badeeddu ku haystaan xeebaha Puntland
Tan iyo horraantii bishan ayaa xeebaha maamul-goboleedka Puntland waxaa lagu haystaa markab kalluumeyssi oo laga leeyahay Shiinaha.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda...