Elon Musk ayaa ku dhawaaqay in la xidhayo waaxdii Waxbarashada u qaabilsanayd dalka Maraykanka...
Maalqabeenka Elon Musk oo Trump u igmaday in uu daba galo halka ay ku baxaan lacagaha dawladda Maraykanku ayaa ku dhawaaqay in la...
Wax ka ogow hoggaamiyaha fallaagada Congo ee dagaal-yahannadiisu ay abuureen xasarad weyn
Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo ayaa ku jirta qas - dagaal-yahannada kooxda fallaagada ee M23 ayaa ku sii xoogeysanayay bariga dalkaas, iyagoo la dagaallamayay...
Dawladda Maraykanka Way Ka Go’antahay Ictiraafka Somaliland,Xasan Sheekhna Wuu.”Cabdirisaaq Caddami
https://youtu.be/YTx-vjVMuoo?t=39
Ma Dhacayso In Qaxoontiga Falastiin La keno Somaliland Oo Aynu Aqoonsi Dhaafsano..” Xildhibaan Fure
https://youtu.be/WFBtOQcIYa0?t=39
Madaxweynihii Maraykanka ayaa ictiraafaya Somaliland ayaad….”Jamaal Cali Xuseen
Madaxweynihii Maraykanka ayaa ictiraafaya Somaliland ayaad...."Jamaal Cali Xuseen,
https://youtu.be/B9j497MnnsY?t=42
Xamaas oo sii deyneysa 3 Israa’iiliyiin ah, kuna bedelanaysa 183 Falastiiniyiin ah
Xamaas oo sii deyneysa 3 Israa'iiliyiin ah, kuna bedelanaysa 183 Falastiiniyiin ah
Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deyneysa 3 la heyste oo Israa’iiliyiin ah...
Bas siday maxaabiis Falastiiniyiin ah oo gaaray Ramallah
Waxaan aragnaa sawirrada bas sida maxaabiis Falastiiniyiin ah oo gaaray Ramallah oo ku taalla Daanta Galbeed.
Dadka ayaa ku hareereysan gaariga waxayna sawirro ka qaadanayaan...
Xisbiga kulmiye oo xukuumada ku wargeliyay soo dhawaynta madaxwayne hore Muuse Biixi
https://youtu.be/n6v59zQ2xtA?t=48
Meydadka Tahriibayaal loo maleynayo inay khaarajiyeen magafayaashii tahriibanayey oo laga helay Liibiya
Meydka ugu yaraan 29 tahriibayaal ah ayaa laga helay laba goobood oo kala duwan oo ku yaal Liibiya.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in qaar ka mid...
Wiil Soomaali ah oo Hindiya loogu sameeyey qalliin xubinta taranka ah “oo lagu guuleystay”
Wiil Soomaaliyeed oo 19 jir ah, oo xubintiisa taranka ku waayay caabuq daran oo ka dhashay gudniin lagu sameeyey carruurnimadiisii, ayaa si guul leh...
























