Labo lahayste oo yuhuuda aya xamas gacanta ka saartey Bisha cas e calamiga ah
Labo ka mid ah lixda la heyste oo maanta lagu waday in lasii daayo ayaa haatan loo gacan-geliyay saraakiisha Laanqeysrta Cas ee ku sugan...
Sudan oo danjiraheedii Kenya u yeeratay iyo xiisad ka dhex taagan labada dal
Xukuumadda militariga ah ee Suudaan ayaa dib ugu yeeratay danjirihii u joogey dalka Kenya si ay uga ashtakooto go'aanka Nairobi ku martigelisey kooxda hubeysan...
Jariidada Addis Standard, Maxay Somaliland ugu qalantaa in ay ka mid noqoto dawladaha Afrika...
By Aadan Daa’uud Axmed Addis Ababa – Ururka Midowga Afrika (AU) waxa uu si joogto ah ugu taagan yahay aayo ka tashi, ka saarista...
Jeel Ogaadeen: Xabsigii ay ka dhaceen ‘tacaddiyadii argagaxa lahaa’ oo xusuus reeb loo baddelayo
Waxaa socda qorshe Jeel ogaadeen loogu badalayo "goob lagu xasuusto tacadiyadii iyo dhibaatooyinkii muddada dheer loou gaysanayay dadka", sida uu sheegay maamulka DDS.
Qorshahaan oo...
Taliyaha Ciidanka qaranka Jamhuuriyada somaliland Nimcaan Yuusuf Cisman ayaa ku sugan dalka UAE waxaanu...
Taliyaha Ciidanka qaranka Jamhuuriyada somaliland Nimcaan Yuusuf Cisman ayaa ku sugan dalka UAE waxaanu kulamo la qaatay dhigiisa dalkaasi imaradka ah,Lieutenant General Engineer Eisa...
Xamaas oo sii deyneysa 10 Isra’iliiyiin ah oo ay ku jiraan qaar dhintay
CAIRO — Xamaas iyo Israa'iil ayaa Talaadadi ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis lagu sii deeynayo 10 ka mid ah Isra’iiliyiinta lagu hayo Gaza,...
Waxa Gacanta Booliska Kujira Dad Si Sharci Daro Ah U Iib Geynaya 4 Harimacad...
https://youtu.be/8YH2Q01W5m4?t=62
wadhadlad Muqdisho iyo Addis ababa e Ankara ka dhacay wa madhalays, waanu fashilmay,
sanadkii tagey ee 2024 dabayaqadasiisi waxa turkigu faafiyay in heshiisyo hordhac ah oo hoos loogu dhigayo murankii siyaasiga ahaa e dhex marey Muqdsisho iy...
Masuuliyinta Wakaalada biyaha burco oo ka hadlay dilka midkamida shaqaalaha wakaalada biyaha burco
https://youtu.be/2vetmmfWAo4?t=26
Maxkamadda G. Gabilay ayaa qaraar kasoo saartay gubista maandooriye Ciidamada Booliska JSL gacanta
Maxkamadda G. Gabilay ayaa qaraar kasoo saartay gubista maandooriye Ciidamada Booliska JSL gacanta
https://youtu.be/hv_m4ZQPQGs?t=47