5 shay oo Trump u baahnaa inuu ogaado ka hor intii uusan la kulmin...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhiggiisa Liberia, Joseph Boakai ku ammaanay "sida fiican ee uu ugu hadlo af Ingiriiska", islamarkaana wuxuu weydiiyey halka...
Dhamaystirka iyo buuxinta biyo xireenka Itoobiya ee GERD Saamayn ma ku yeeshay biyaha Masar
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa uu dhamaystiray dhamaan dhismaha shaqada biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD) kaasi oo si rasmi...
“Lacagta uu Madaxweynuhu igu aaminay waa 155-kun oo dollar” Badhaasabka G/Maroodijeex.
https://youtu.be/qwMefbZjVmg?t=31
Lix xiddigood oo udub-dhexaad u ah Koobka Kubadda Cagta ee Haweenka Qaramada Afrika
Koobka Qaramada Afrika ee Haweenka 2024 (Wafcon) ayaa ka furmay Morocco 5-tii Luulyo.
Koonfur Afrika ayaa dib u soo laabatay si ay u difaacdo...
Sacuudiga oo dil ku fuliyay tiradii ugu badneyd oo ay Soomaali ku jiraan
Amnesty International, ayaa warbixin ay soo saartay shalay oo Isniin ahayd ku sheegtay in Sacuudi Carabiya ay sanadihii u dambeeyay dil ku fulisay dad...
Meydkaasi Inuu 5 Casho Talaagada Ku Sii Jiro Waxa Sababay Heshiiskii Oo Xukumadu” Sheekh...
https://youtu.be/WTfTGy84p6o?t=171
Maxay yihiin waraaqaha Trump u diray 14 dal iyo tallaabooyinka uu sheegay inuu qaadayo?
Madaxweyne Donald Trump ayaa dib u dhigay inuu canshuuro dheeraad ah ku soo rogo badeecadaha Mareykanka loo soo dhoofiyo, isagoo dhanka kale warqado u...
Ruushka oo noqday dalkii ugu horreeyay ee aqoonsada xukuumadda Taliban
Ruushka ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada xukuumadda Taliban ee ka jirta dalka Afgaanistaan, taas oo ka dhalissay in...
Midh Haduu Naga Hadhayo Waan Dagaalamaynaa” Shacabka Agabar
https://youtu.be/iv4WPy5-UnI?t=59
AUSSOM oo war ka soo saaray diyaaradii ku dhacday garoonka Muqdisho iyadoo wararkalena sheegayan...
AUSSOM oo war ka soo saaray diyaaradii ku dhacday garoonka MuqdishoÂ
War qoraal oo ay soo saareen howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya ayaa looga hadlay...























