Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Diyaarinta Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka oo ka kooban 12 wasiir....
Hargaysa(BGN) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay gudida diyaarinta Siyaasada Dib u habaynta dhulka, waxaa sidaasna lagu sheegay war-saxaafadeed ka...
Xildhibaan Mataan Al-Humaami Oo Baaq U Diray Xukuumada Iyo Warbaahinta, Iftiimiyayna In Magaca Puntland,...
Hargeysa-(BGN)- Xildhibaan Mataan Muxumad Hoori, oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, kana mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, ayaa...
Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Qodobada Ay Muhiim Tahay In La Fuliyo Si Ay...
Hargeysa(BGN):-Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay inay aqbaleen go,aankii ay maxkamada dastuuriga ahi...
Qabka Xirsi, Qaansada Samaale, Qorshaha Biixi, Qamuunyada Muuse, Qaybta Xaashi Iyo Qabyadda shirka
Â
Hargeysa(Biyo Guure News.com)-Weli waxa socda loollan aan dhamaad lahayn iyo hirdan siyaasadeed oo isku mashquuliyay xisbiga Kulmiye iyo xukuumaddiisa, kaasoo la saadaalinayo in dhamaadkiisu...