Wasiirka Shaqada Oo Faahfaahiyay Cida Xaqa U Leh Qabashada Shirka Qaran
Hargeysa (BGN) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sheegay in aanu jirin shir qaran oo ay...
Wasiir Cukuse Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Shirka Ay Mucaaradku Ku Baaqeen
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daair Cukuse ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay go’aanka ay Mucaaradku ku gaadheen in ay dalka ka...
Xisbiyada UCID Iyo Wadani Oo Warqad U Gudbiyay Guddoomiyaha Maxakamada Sare
Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID Iyo Wadani ayaa Maxakamada Sare u gudbiyay Nuqulka warqad ay kaga dacwoonayaan Awood ay sheegeen in ay xukuumaddu u...
Daawo Muuqaal:-Cid Talo Qaran Qaban Kartaa Majirto,Madaxwaynaha Mooyaane,Wasiirka Warfaafinta Oo Han-Jabaad U Diray Mucaaradka.
<iframe width="640" height="390" src="https://www.youtube.com/embed/NZ8VmxuzqF8" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>
Siyaasiyad Caan Ka Ah Sweden Oo Dalkeeda Iyo Midawga Yurub Ugu Baaqday Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa(BGN)-Gabadha lagu magacaabo Jenny Sonesson oo ah siyaasad u dhalatay wadanka Sweden kana tirsan xisbiga liberal oo ka mid ah xisbiyada dalkaas ka dhisan,...
Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Qalab Guddoon Siiyay Saldhiga Dhexe Ee Gabiilay.
Gabiley (BGN):- Gudoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland ee Dalka Sweden Sakariye Xasan Wacays oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ah ee Kulmiye Fu,aad Kaamil Ciise...
Siyaasiga Cabdi Diiriye Oo Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada Ee Xukuumada Talada Haysa , Qaabka...
Hargeysa(HWN):- Siyaasiga Cabdi Diiriye Oo Ka Mid Ah Qurbo Jooga Ku Nool Dalka Ingiriiska Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo...
Xukuumada Somaliland Oo Heegan Galisay Ciidamada Booliska , Mulkiilasha Hoteeladana Amar Ku Soo Rogtey...
Hargeysa(BGN):- Xukuumada somaliland ayaa heegan culus galisay dhamaan ciidamada booliska ee gobalada iyo degmooyinka dalka oo dhan .
Heegankan culus ee la galiyey ciidamada booliska...
DUQA MAGAALADA BERBERA IYO XILDHIBAANO KA TIRSAN GOLAGA DEGAANKA AYAA SAAKA SI XURMO SARE...
<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube.com/embed/qK30pj6ju50" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>