Muuqaal guud: Shirka Guddiga Fulinta iyo haldoorka kale ee xisbiga KULMIYE yeesheen maanta.
https://youtu.be/e4Vq_LEr33Y?t=29
Xukumada Maanta Jira Waxan Leeyahay Dawladnimada Somaliland Subeer Awalbay Kusocotaaye Hadalkii Sha
https://youtu.be/dcIIIfFpZzk?t=68
Madaxtooyada in la hor fadhiisto ha sababin Madaxweyne adigu ” Salaadiinta Subeer Awal
https://youtu.be/kmIZ-w4loVY?t=235
Madaxweyne Xukumadaadu Faro-galin Ayaay Nagu Sameeysay ..” Suldaan Sabayste
https://youtu.be/gtykSvqPMfQ?t=27
UK oo uga digtey Isra’il carqaladeynta qaranimada Falastiin
Dowladda Ingiriiska ayaa uga digtey Isra’il in ay qaaddo wax tillaabo ah oo ay uga aargudaneyso Falastiin, ka dib aqoonsigii ay siisay.
Xoghayaha Arrimaha...
Masar oo ciidan geysay Siinaay iyo Israa’iil oo ka carootay
Wasaaradda warfaafinta ee Masar ayaa sheegtay in ciidamada Masar la geeyay gacanka Siinaay si ay ula tacaalaan wax kasta oo khatar ku ah ammaanka...
Ammaanka oo la adkeeyay iyadoo saaxiibkii Trump xus loo sameynayo
Madaxweyne Donald Trump iyo siyaasiyiin kale oo caan ah oo Mareykanka kasoo jeeda ayaa ku wajahan Arizona si ay khudbad uga jeediyaan xus loo...
Trump oo toban arrimood ka sheegay Soomaaliya iyo Ilhaan Cumar
Xildhibaanadda Soomaalida ah ee Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareeska Mareykanka iyo Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale u muuqda in ay...
Sidee buu injineerkan u beddelay kaararka ATM-ka ee ay dad lahaayeen si uu lacag...
Tamil Salvi, 58, waxay degan tahay Chennai, Tamil Nadu, Hindiya, Wuxuuna ka shaqeeyaa hay'ad dowladeed.
Habeenkii 30-kii Luulyo, wuxuu aaday xarunta ATM-ka ee ku dhex...
Dalalka Somaliland iyo Taiwan oo xoojiyey iskaashigooda maaliyadeed iyo diblomaasiyadeed
Dalalka Somaliland iyo Taiwan oo xoojiyey iskaashigooda maaliyadeed iyo diblomaasiyadeed
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Baanka Dhexe ee Somaliland, Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee...























