Ciidamada Israa’iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari...
Milatariga Israel ayaa sheegay in ciidamadoodu ay jebiyeen hab-maamuuska kadib markii nin Falastiini ah oo dhaawac ah ay ku xireen afaafka hore ee gaarigooda...
Golaha guurtida JSL ayaa ayay mudanayaasha goluhu ku meel mariyeen xeerka garyaqaanka guud
https://youtu.be/VPHmm6223DM?t=62
Waad arkaysaan waxa xumaan la rog rogayo..” Maayir Mooge
https://youtu.be/hYylUAYJsq4?t=108
Warbixin: Xil Gudasho La,aanta Golaha Wakiilada, Waxa Sharcigu Ka Qabo Iyo Dhaliilaha Dul Hoganaya
https://youtu.be/nAUlpofbqB4?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=66
Berbera, Warka Imtixaanka shahaadiga ah oo saaka furmay
https://youtu.be/CwffbBf2ekc
68 tahriibe oo laga badbaadiyay badda Atlaantiga
Markab nooca dalxiiska ah ayaa badbaadiyay 68 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo dooni ay la socdeen laga helay meel u dhaw jasiiradda Canary....
Marka Imtaxaan La Yidhi Dadku Way Yara Oo Caloosha Waa Iska Caadi Nolashoodhan” Madaxwayne...
https://youtu.be/xb-HORdXhKE?t=29
Ciidamdii ATMIS ee nabada ka sugayay magaalada Jowhar ee somaliya aya iskaga baxay,
Ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ayaa wada dhaq dhaqaaqyo qeyb ah diyaar garowga ay uga baxayaan Soomaaliya dhammaadka sannadkaan.
Laba maalin ka hor ayay aheyd marki...
Dadka ku dhintay Xajka oo kor u dhaafay 1,000 – Imisaa ka timid Soomaaliya?
Makka —
Tirada dadka ku dhintay xajka sanadkan ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, sida ay wakaaladda wararka ee AFP sheegtay Khamiistii, ayada in ka...
Waftigii ka socday Senet ka mareykanka oo booqday halka ay ka dhiganayaan saldhiga Milatery
https://youtu.be/UdTfAQr5zVg




















