Daawo, Xaflada ka Duwan Kuwii lagu xusi jiray 26 juun oo xalay lagu qabtay...
https://youtu.be/nb9qRqrrXgI?t=96
Dilkii George Floyd: Derek Chauvin oo xabsi lagu xukumay
Ninkii caddaanka ahaa ee horay uga tirsanaa boliska Mareykanka Derek Chauvin ayaa lagu xukumay 22 sannadood ee badh oo xabsi ah dambiyo la xiriira...
Maxay tahay xulafada cusub ee Afrika ee ay Masar ku wajahayso khilaafka biyo-xireen Webiga...
Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee ay ku leedahay gudaha Afrika, xilli ay sare usii kacayso...
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Furitaanka Balaadhinta Dekada Berbera
https://youtu.be/desEMVPZ-vY?t=2
In Muslimiinta caalamka ay xajka ka baaqdaan ma ka mid tahay caalamadaha qiyaamaha?
Dowladda Sucuudiga ayaa markii labaad soo saartay go'aan ah in Muslimiinta ku nool daafaha caalamka aysan sannadkan xajin karin, taas oo ah tallaabo looga...
Siyaasi Cali Guray oo ka hadlay Khilaafka F.C.Waraabe & Wiilkiisa C/naasir Qodax
Muddo 20 sanadood ka badan CabdiNasir oo xildhibaanada UCID ee Gobolka Maroodijeex ka mid ahi wuxu ahaan jiray gacanta midig ee Gudoomiye Faysal. Sadex...
Berbera, Musharaxa Guulasysay ee cabdirashiid Berbrata oo siwayn ugu mahad celiyay tagerayashiisii codka kusoo...
https://youtu.be/YfpdShKLfps
Kalluumaysato sabool ah oo heley cambarka nibiriga oo qiimihiisu gaaraya $1.5 milyan oo doolar
Waa sheeko ku saabsan sida nibiri kusoo caariyay badda uu wax weyn uga baddalay nolosha koox kalluumeysto ah oo ku nool mid ka mid...
Bangladesh ayaa xirtay nin ay labaatan sano ku raad joogtay
Shabeello tira yar yar ayaa ku haray dalka Bangladesh
Nin looga shakiyey inuu ugaarsaday in ka badan 70 Shabeel oo ka mid nooca Shabeelka ee...
Itoobiya oo sheegtay in ay fashilisay qorshe dil oo loo geysan lahaa madax sare
War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in koox maleegeysay in doorashada ay carqaladeyso laga hortagay.
Laanta sirdoonka iyo...