Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra’iisul Wasaarah cusub ee UK
Xisbiga Shaqaalaha ee UK, ayaa ku guulaystay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday khamiistii taas oo uu helay codadka ugu badan ee barlamaanka aqalka...
Afhayeenka dawlada Ethiopia oo kahadlay ciidamada la sheegay in gudaha ugaleen somaliya iyo halka...
https://youtu.be/C-YoDohYHsY?t=53
Warshad soo saareysa calafka xoolaha oo laga furay Jigjiga
Magaalada Jigjiga ee dawlada deegaanka Soomaalida ayaa waxaa laga daah-furay warshad soo saaraysa calafka xoolaha, taasi oo ay maalgashadeen dhallinyarada deegaanka iyagoo gacan ka...
Ciidamada Israa’iil oo wiil dhaawac oo falastiini ah ku xir-xiray afka hore ee gaari...
Milatariga Israel ayaa sheegay in ciidamadoodu ay jebiyeen hab-maamuuska kadib markii nin Falastiini ah oo dhaawac ah ay ku xireen afaafka hore ee gaarigooda...
Berbera, Warka Imtixaanka shahaadiga ah oo saaka furmay
https://youtu.be/CwffbBf2ekc
Siyaasiga Reer saaxil cabadlale maxamed carab miisaan intee leeg ayuu ku leeyahay xisbiga wadani
Mayorkii hore ee Berbera Abadale Mahomaed Arab waa siyaasiga ugu tunka wayn siyaasyiinta Reer Saxil ee ku jira Xisbiga Wadani waa nin ay glass...
Xisbiyada galay tartanka doorshada madaxtooyada oo kala horosanaya siyaaasiyiinta tunka waawayn,
Mar hadii gudaha loo galay Ololalaha doorshada madaxtoyada jamhuuriyada somaliland waxaa iska cad in lakala horor sanayo raga tunka wayn dhanka siyasada taas oo...
Cimraan Khan oo qeylo dhaan ka soo dhex diray xabsiga iyo nolosha dhabta ee...
Dowladda Federaalka ayaa ku andacootay in aysan run ahayn sheegashada Cimran Khan oo ku xiran xabsiga Adiala ee ah in lagu hayo meel kali...
Maxaa Ku Cusub Khudbad Sanadeedka Madaxwayne Biixi Uu Baarlamaanka Ka Jeedinayo
https://youtu.be/mnANxzZO6t8?t=28
Siyaasi Ramaax oo sheegay sababta uu ugu biiray Xisbiga Wadani
https://youtu.be/CfQ9-Pj_BE8