Home Featured Page 4

Featured

Featured posts

Dhalinyaro la sheegay inay Soomaali ka mid yihiin oo kunteenar laga dhex helay gudaha...

0
Sagaal qof oo la sheegay in qaar Soomaali yihiin ayaa laga dhex helay kunteenar badeecooyin ay ku raran yihiin dekadda Rosslare Europort ee dalka...

Itoobiya: 71 qof oo ku dhintay shil baabuur

0
Addis-Ababa —  Dalka Itoobiya, tobanaan qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen shil baabuur oo ka dhacay waddo ku taalla gobolka Sidama ee koofurta...

Garyaqaan Mubaarik Aar oo talooyin siiyay Wasiirka Madaxtooyada.

0
https://youtu.be/MeWHeDP-SWY?t=122

Ruushka oo ka hadlay dilkii sarkaalkii sare ee ciidamada ilaalada nukliyeerka Ruushka

0
Ruushka oo ka hadlay dilkii sarkaalkii sare ee ciidamada ilaalada nukliyeerka Ruushka Guddiga baarista ee dalka Ruushka ayaa ka hadlay dilkii maanta loo geystay hogaamiyihii...

Maxay yihiin Fursadaha horyaala Madaxwayanaha La doortay ee C.raxmaan Cirro ?

0
https://youtu.be/BodckQL_z_Y?t=24

Berbera, Warka Codbixinta doorshada isasaran e Nov 13 2024

0
https://youtu.be/CR6lrQkH6rc

Jabuuti oo sheegtay in ay weli jawaab ka sugeyso Itoobiya Mudo Bil kabadan

0
Jabuuti —  Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia ka sugayso jawaab ku aadan deked ay Jabuuti ku yaboohday inay Ethiopia isticmaasho si loo yareeyo xiisadda...

Mooshin xil ka-qaadis oo laga keenay madaxweyne ku-xigeenka Kenya

0
Nairobi —  Xildhibaanada baarlamanka Kenya ayaa qorsheynaya in ay billaabaan mooshin xil ka-qaadis oo ka dhan ah madaxweyne ku-xigeenka dalka Rigathi Gachagua, iyaga oo ku...

Dunidu way ka balaadhan tahay Shan Dal” Madaxwayne Erdogan.

0
Dunidu way ka balaadhan tahay Shan Dal" Madaxwayne Erdogan. Madaxwaynaha Turkiga ayaa sheegay inuu dadaalka ugu badan ku bixin doono, shirka golaha guud ee Qaramada...

Wararkii ugu danbeeyay