Home Featured Page 30

Featured

Featured posts

Degdeg: Madaxweyne hore oo gacantiisa isku dilay

0
Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alan García ayaa geeriyooday ka dib markii uu istoogtay xilli ay booliksa tageen gurigiisa, si ay ugu soo xiraan...

Maalintii Lixaad waxaa Quful saran yahay Geerashkii dayactirka Doonayaha ee Xarunta kaluumaysiga...

0
Maalintii lixaad  waxaa Qufulan Xaruntii dayac tirka doonyaha iyo qalabka bada ee Berbera, Sida ila wareedo aad uga agdhaw wasaarada xanaanada xoolaha iyo Kulluumaysigu ay...

Dagaalka Ilhaan iyo Trump: Ilhaan Cumar oo ka shaqeyneysa hindise sharciyeed u daneynaya Soomaaliya

0
Ilhan Cumar ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacada ah ay aqalka wakiillada ee Koongareeska hor geyso hindise sharciyeed ay ku doonayso inay ku afjarto...

Tuugo Wayn oo Casriyaysan Cagagaf Lagu Dhacay malaayiin lacaga bangi ku yaala britain

0
Falalka dhaca ah ee loo geysto bangiyada ayaa inta badan loo adeegsadaa hub iyo siyaabo kale oo lagu jabsado sanduuqyada lacagta, hase yeeshee sheekadan...

Hal Sano Ka Dib Maxaa U Qabsoomay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya?

0
Ra'isal wasaare Dr Abiy Axmed muddada halka sano uu xilka soo hayey tallaabbooyin wax ku ool ah ayuu qaaday, haddana dadbaa ku dhaliilaya iney...

Wararkii ugu danbeeyay