Home Featured Page 2

Featured

Featured posts

Maxay tahay sirta haweenka Japan oo da’doodu ay gaarto in ka badan 100 sano?

0
Tirada dadka ku nool Japan oo da'doodu tahay 100 ama ka weyn ayaa kor u kacday oo gaartay heerkii ugu sarreeyay oo ku dhow...

Maxaa laga ogyahay tirada madaxda kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ku dhintay duqayn ka dhacday...

0
Dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta Yemen ayaa xaqiijiyay in Ra'iisul Wasaarahooda isku magacaabay Axmed Ghaleb Nasser al-Rahawi lagu dilay duqeymo dhanka cirka ah oo ay fulisay Isrea'iil...

Maxaa ka socda guriga Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka Mareykanka?

0
Saraakiisha FBI-da ayaa Jimcihii baaray guriga iyo xafiiska Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka Mareykanka John Bolton, taasoo qeyb ka ah wax u muuqda baaritaan...

Maxamed Saalax oo Uefa su’aalo ka weydiiyay arrinta ku saabsan geerida “Pele-ga Falastiin”

0
Weerar yahanka kooxda Liverpool Maxamed Saalax ayaa ka falceliyay xushmad uu xiriirka kubadda cagta ee Uefa baraha bulshada ugu muujiyay cayaar-yahanka reer Falastiin Suleiman...

DEGDEG: Ehelada Liibaan Cadaala Oo Hadda Hadley.

0
https://youtu.be/hd7ym7L_bcg?t=34

War Ka Soo Kordhay Xadhigii Libaan Al Cadaala

0
https://www.youtube.com/watch?v=qpRylVp5_nw&list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg

Xamaas oo faahfaahisay sababta ay u sii deynayso la hayste, Israa’iili-Ameerikaan ah

0
  Xamaas waxay sheegtay inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa'iili-Ameerikaan ah, laguna tuhunsan yahay inuu yahay maxbuuskii ugu dambeeyay ee...

Wararkii ugu danbeeyay