Faallooyin

20 sano ku dhawaad ayaan macallin ahaa, waxna ma qori karin mana akhrin karin”

0
John Corcoran oo kusoo barbaaray gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka, wuxuu ku noolaa halkaas sanadihii 1940-meeyadii iyo 1950-meeyadii, wuxuu ka baxay dugsi sare,...

40 sano kadib dhakhtarnimadii iyo siyaasadiiba wan ka fadhiistay, Dr Gaboose

0
40 sano kadib dhakhtarnimadii iyo siyaasadiiba wan ka fadhiistay, Dr Gaboose https://youtu.be/9XDSjyf0Ztw?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=176  

Cirro Oo Xukuumadihii Kala Dambeeyay Ee KULMIYE Ku Eedeeyay Inay Macno-tireen Nidaamka Dawladnimo Ee...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa eedaymo u jeediyey Xukuumadda haysa talada Somaliland ee ka soo jeeda Xisbiga...

Doorashada Soomaaliya: Sababta aysan Beesha Caalamka u khasbi karin madaxda Soomaalida

0
Doorashada Soomaaliya: Sababta aysan Beesha Caalamka u khasbi karin madaxda Soomaalida Madaxda Soomaalida ayaa muddo dheer isku fahmi la' hannaanka doorashada waqtigeeda ka dib dhacday,...

M/weyne Muuse Biixi oo Sameeyay Xilka-qaadis & Magacaabis

0
WAREEGTO MADAXWEYNE: 31 /03/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo JSL/XM/WM/222-643/032021 uu xilkii kaga qaaday...

Mike Sonko: Ninkii xabsiga ka baxsaday siduu ku noqday duqa magaalada Nairobi

0
Ka dib markii laga qaaday xilka, duqii hore ee caasimada Nairobi ee dalka Kenya, Mike Sonko ayaa hadda wajahaya eedeymo badan iyo dambiyo ay...

Qoraa Caalami Ah Oo Isbarbar-dhigay Sida Somaliland Ugu Dhisantay Taageero La’aan Iyo Soomaaliya Oo...

0
Gordon Peake oo ah qoraa Caalami ah, ayaa ka hadlay qadiyadda Ictiraaf-raadinta ee Somaliland, waxaanu ka warramay sida Beesha Caalamku Awoodda u saartay soo...

Musharax Golaha Degaanka berbera ah Maxamuud maxamed jaamac Dhegawayne ayaa dareen ka celiay qorshaha...

0
Aad aad yar baa la isugu sinqayaa! Iyadoo awalba shacbiga Berbera aanay ku qanacsanayn go'aankii wasaarada macdanta iyo tamarta oo ay u arkayeen go'aan aan...

Dalka Suudan oo Aqbalay in uu Noqdo Dal Cilmaani ah kalana Saaro Diinta iyo...

0
KHARTOUM —  Dowladda Sudan iyo koox mucaarad ah oo weyn oo ka dhisan buuraha koonfureed ee Nuba ayaa Axaddii kala saxiiday dokument dhabbaha u xaaraya...

Wararkii ugu danbeeyay