Faallooyin

deg deg war Tahriibayaal Ku Dhintay Badda Liibiya

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay rumaysan tahay 270 ah muhaajiriin ay ku qaraqmeen badda Mediterranean-ka maalmihii u dambeeyay. Diyaarad ay leeyihiin ciidamada badda Taliyaaniga...

Dawlada Itoobiya Oo War Cusub Ka Soo Saartay Isku Dhacyo Dhex Maray Qoomiyadaha Soomaalida...

0
Sida ay ku warantay wakaalada wararka Itoobiya ee Fana, dawlada ayaa sheegtay in lagu hawlan yahay sidii nabad waarta loo dhex dhigi lahaa bulshooyinka...

Ceeryaan hakisay isticmaalkii garoonka Diyaradha ee hargaysa

0
Hargaysa, Biyoguure news, Hargaysa Biyo Guurenews   xiligan oo Cimilada Magaalada Hargeysa aad uqabawdahay ayaa qabawgaasi waxa uu sababay in saaka subaxnimadii ceeryaani qabsato hawada...

Raysal Wasaarihii Hore Ee Itoobiya Hailemariam Dessalegn Oo Xil Cusub Looga Magacaabay Dalkiisa

0
Raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn ayaa xil cusub looga magacaabay guddida sare ee dalxiiska dalkaasi. Sida ay qortay warbaahinta Ethiopia News, raysal...

prof Abdi Samatar oo Jig Jiga Yimid iyo Ujeedadiisa safarkan

0
prof cabdi samatar oo diiday in uu sheegto somaliland ama uu kasoo jeedo halka uu sheegtay diridhaba iyo jigjiga

Nin Isagoon Xidhnayn jaakada xabada Celisa u Badgeedhay in uu Waxkasoo badbaadiyo Hotelka D2...

0
nayat Kassam oo aan xirneyn jaakadda xabbadda celisa ayaa isagoo bistoolad gacanta ku haysta ka qayb qaatay samatabixinta dhibbanayaasha weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha...

Madaxweynuhu Awood Ma U Leeyahay Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanada Ee Dalka Oo Dhan

0
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi uu qorshaynayo inuu kala diro goleyaasha deegaanada ee dalka. Sidoo kale waxa su,aalo layska...

Wararkii ugu danbeeyay